VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muxibada xirqada - Lyrics

hiilkii fankiyo hobalada is helay isku huray naftee isku habay jacayl ee hoy galoow hadaan nahay hubaal xidigaha hirgalay hagarli,i duciyo hambalyaan wadnaa ee naga hantiya muxibada hirqada goob wada hadhsada nqda hooyo iyo aabe ubad san hela hodan iyo altaba dhaaxaan habeen laba laba is helay ugu hagar baxeen hibada iyo codkee caawana haday wada hoy galeen heesoo u kaca heelada u tuma hambalyana u dira muxibada hirqada goob wada hadhsada nqda hooyo iyo aabe ubad san hela
Queue is empty
-- / --