VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaydaay xulasho daran - Lyrics

Naftaydaay xulasho daran Jacayl xiriguusu dhacay Xiisahu uun dhinac qura ka jiro Ayay xal uraadisaa Xurmo iyo taaj saareesaa Dooqaygan weli xasilan Halkaan caashaqa xadadi Anaa barashada u xilan Xiska iyo qalbigaan ogaa Waxaan kugu xirneen yartoo Sirtii xubigaanan helin Haa way haa aan helin Dharaaroo xasuus badnaa Qalbigu xusi jiray jacayl Hadduu xili doorsho yimid Maxaan xumo ugu digee Waa kaa sida xoorka guray Xiriirka maxaan kugu idhi Xaqii kugu meel dayoo Ka daa xiisaha mar qura Xiska iyo qalbigaan ogaa Waxaan kugu xirneen yartoo Sirtii xubigaanan helin Haa way haa aan helin
Queue is empty
-- / --