VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruuro - Lyrics

inkastoo naruurooy aad kuugu nugulahay hadii aad nitaaqiyo nudub igu abuurtoo naxariista goysaa aad iiskay nacsiisana waxaan kaala noqon karo miyaan naftayduye nabdigaan kus iiyee ku nagoow qalbiga ka ilaali nabarada sidaad iigu naban taa farxad iyo naruuriyo nashaad iigu idishoo nuurkii indhahayga iyo nal iftiimayaay la,aantaa ma niyadsami mana lado nimcada oo nasri ila jiraa tahay nabdigaan ku siiye ku nagoow qalbiga ka ilaali nabarada
Queue is empty
-- / --