VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niyada daji - Lyrics

raaliyo nasabiyo gobaay nuurkii aragyo naftaay nudii malahiyo kaskaay naq iyo raxmad iyo tusmooy nasriga rajadaa ushiyo libinta noloshe ifkaay naruuro saneey nasiyaay lubiga maankiyo nadriga nabdiga marwo deeqdayeey kashaadaa jacaylka ku nagee xiskiyo niyadaan dajee midaan nasaashada dared hurdada u naceen tabaay noolaha idilkood xishood qurux naqaysayeey qalbiga nabarada damqiyo nitaaqiyo hawl ka daa ku naadshaye hay nugalyn qalbi nuuriyaay qalnjo ku waar naxariis kalgacal kashaada jacaylka ku nagee xiskiyo niyadaan dajee
Queue is empty
-- / --