VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nogob - Lyrics

naqiii jarariyo nabaad baxayee miraha nabaddee ku yaal nogobee nuurkii araggiyo nalkii jigjigaay middii naxariis naftayda bartaay nabdiga hanataaay anigu nasabkaan nasiib ku helaay nasriga calafkaa naruura dhalee nasteexa irmaan xubbiga ku nageee hubaal niyaddaa ku naawilaysoo qalbiga nafacdaa ku naadinayoooo nasiima dhabaad nafteeyda u tahoo noolaha kaligaa kugu nuursadayeee anigu nasabkaan nasiib ku helaay nasriga calafkaa naruura dhalee nasteexa irmaan xubbiga ku nagee
Queue is empty
-- / --