VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadan - Lyrics

adaa qurux loo qalbigaygiyo laata qaadoo kuu qandhaysnee qurmo abadiyo raas qabawlaa kuu qotomiyee kaalay qadaneey nolol qaaliya ila qaybsoo qudhan qunyar daadihi marwooy qotonkiyo qaab samaantiy qawl wanaagaan kugu qaatee qiima badaneey adaan qayrkaa kaa qadariyee kaalay qadaneey nolol qaaliya ila qaybsoo qudhan qunyar daadihi
Queue is empty
-- / --