VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi deeqa - Lyrics

jacaylkaan dadayee aniga damqaayee dubaaqayga diirshee aan u diiday dibad baxa dani seeto weeyee dawadii naftaydaayy maanta aan dilaacsho kuu diiro hadalkee hadaan ahay naf kuu diran oo damacu kugu ladhay xubigan niyadayda dagay i noqo midaan dumin qalbi deeqa ii noqo darmaanyahay dartaaban dumar idil u dhaafoo damiirkaan isiinayn inaan kaa daldrsado saxsaxansaxada doogiyo dayax caafimaadeey damqashada wadnahay iyo dookhaygii baad tahee hadaan ahay naftan kuu diran oo damacu kugu ladhay xubiga niyadayda dagay ii noqo midaan dumin qalbi deeq ii noqo
Queue is empty
-- / --