VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi kuu hilooboo - Lyrics

qalb kuu hilobo haween kaaga soo go,ay inaad hawsha mooyee uma hagar baxayside hadii aan horjoogiyo quruxdiyo hanaankuba cakuye isoo hodin kumaan heelanaadeen huqduu caashaq leeyahay iiga hiilin waydee dookhaygii kaa helay ka hadh buu ileeyahay hanqaadka ruux jecel marbuu hagradaa wakhtigu marbaa hoodiyo nasiib ku heshaa sadkaagee rajo kumaad hungoobine naftaydaay hubsiimiyo hindisiyo lahaaw samir hankaaga ha waydayn huqduu caashaq leeyahay iiga hiiilin waydee dookhaygii kaa helay ka hadh buu i leeyahay
Queue is empty
-- / --