VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga samraya - Lyrics

qalbiga samrayaa ku suga maankiyo sadrigaa ku taba hankaan kugu soohay kali waxan ku sabaa xasuus adoo iga maqan sanadoo salkaan ku u dhigaa axdiga samiyo milguhuu gayaan xibiga siiyaa tix galin intaa sabo dheer intaa adigu ku sugnayd gacalo xiisihii ku siyaad bogoo sabaalo intaa ka badan naftaan iga siisanayn labada kalgacaylka siman axdigu sahal kuma ahoo rajada nafta lagu sabay sareedo ku tiigsadaan ana muxubada i sidatiyo adaa ila qaba sahwiga bishiyo saaciyo ayaantuna sanado kuu tahay sidayda
Queue is empty
-- / --