VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

jacaylkii rayskiyo rayada raadraadsan jiray rajuu sugayee miyaan daruuruhu roob da,ayn habluuhu waa raasamaal markaad raaliya heshee cishqiga raynraynta hore qalbiga rogay baa i dilay raguun baa kala sinaa rafaadkiyo xiisahee hadu caashaqu runtiyo sidii roonayd dhibsday dadkaba wuu wada rartaye miyuu kaligay i riday jacaylkii ruugiyo shanshada riiqee la baxay ragaadi naftee miyuu kashayda ka reemayaa midaan rabayee jantaay kumee ruuneey rafiiqaan saadiyaay ha raagine soo ruclee raguun baan kal sinaa rasliga lahashda watee hadu caashaqu ristiyo iseejiyay raaxadii dadkaba wuu wada rartee miyuu kaligay i riday
Queue is empty
-- / --