VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rayo - Lyrics

jaceylkiyo rayskiyo rayada raad raadsan jirey rajaduu sugayoo miyaa daruruhu roob da aay habluhu waa raasamaal markaad raaliyo heshee ishqiga rayn raynta jore qalbiga rogeybaa idiley rag umbaan kala sinaan rafaadkiyo xiisahee haduu caashaqu runtiyo sidii runta a dhibsado dadkaba uu wada rartee miyuu kaligey iridi jaceylkiyo ruurkiyo shanshada riiqi la baxay hagaadi nafteduu kasheyda ka reemayaa midaan rabayee jantaay kumee ruuney kumee rafiiqaan saadiyaay ha raagine soo ruclee rag uumbaan kala sinaan rasiga raashada lutee haduu caashaqu ristiyo iseejiyo raaxadii dadkaba uu wada rartee miyuu kaligey iridi
Queue is empty
-- / --