mallaha rucub yahay
dabayshu ruxdaa
nasiib raagaybaa
kusoo ridayee
hadaad riya yahay
rumoobi lahayd
libtii ribataa
i raaci lahayd
rragaan ogahaa
ka rayn lahaa
raaxada noloshaan
rafiiqi lahayn
run baa sane
waan riyaaiqi lahaa
rabaa oge
waaban raysan lahaa

malaha rubad yahay
rajada sugaysaa
daruurtan rintaa
roob kuu da,aysee
hadaan ramad yhaw
ris kuu heli lahaa
caanahan aan rabaa
raxaysan lahaa
hankaan rigrigaa
rakada kori lahaa
rucdiga i dagaan
ka diga rogan laa
rugtaan tabayaan
rixliga dhigan laa
rabaa oge waaban
raysan lahaa

Exit mobile version