VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxibka nafta - Lyrics

Naaxiye naxariis alow Nasri iyo nuurka ii Hirow rajadii noloshen Hntow X2 Nooleeya nasibkaygiye Gobeey naruuradii Hankaay nabar dhaya Nasteexaygiyay X2 Ergayga dookhiyo nugayl Niyada ku magacabayow Safiirka ufadhiya nabdiga Jaceelkii ku nagaa xiskow X2 Ana iisan nasri ii saneey Nageeya nafta taan Xushaay miyaay inta Dareen kalgacal qusulka Ugu nool bogaay X2 Saaxiibka naftaad tahe Sideen kuu nici karaa Adaa nolosha iibilee Shaydaankiyo naar Ibliiska X3 Saaxiibka naftaad tahe Sideen kuu nici karaa Adaa nolosha iibilee Shaydaankiyo naar Ibliiska X3
Queue is empty
-- / --