VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Sabaalo Lyrics

qalbiga samrayaa ku suga maankiyo sadrigaa ku taba
hankaan kugu soohay kali waxaan ku sabaa xasuus
adoo iga maqan sanado salkaan u dhigaa axdiga
samiyo milguhu gayaan xubiga siiyaan tix galin
intaad saba dheer adigu ku sugnayd gacalo
xiisihii ku siyaad bogoo sabaalo intaa kabadan
naftaan iga siisanayn
labada kalgacayl ka siman axdigu sahal kuma ahoo
rajada nafta lagu sabay sareeda ku tiigsadaan
ana muxibada isidatiyo adaa ilaqaba sahwiga
bishiyo saaciyo ayaantuna sanado kuu tahay
sidayda


Lyrics by: xareed
loading..
-- / --