VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saw ma ogid - Lyrics

inaan adi dartaa oomanahay aawada cadho qalanahay saw ma ogid inta badan ma jooge saw ma ogid in xagaaga uu jiro qalbigu saw ma ogid inaan ahay naf uu adoonsaday jacayl saw ma ogid wakhtigiyo in inaan ayaamaha tirsado waan is dhiibay macaan saw ma ogid saw ma ogid maba lihi awood aan kugu sugee inaan adi dartaa oomanahay aawada il daranahay saw ma ogid alle ilahee nuglaade saw ma ogid anfariirka xiisaha macaan saw ma ogid inaan ahay naf uu adoonsaday jacayl saw ma ogid wakhtigiyo in inaan ayaamaha tirsado waan is dhiibayee macaan saw ma ogid saw ma ogid maba lihi awood aan kugu sugee
Queue is empty
-- / --