VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shinbir - Lyrics

shimbir waliba heelada shimbirtii la duulyee cishqibay shirabayaan ku sharraxaan bogoode adiguna shidada gacal sidaa shinidu boqorked ugu shiido malabkaa darreenkayga sheebtee dayaxoo shan iyo tobanoo shinkiisii buuxoo ku cadeeyay shaaxii kalgacayl shuraakaa xaflad shaamareeriyo aroos ma u shushubinaa heensaynta shaqalda ama sheek xiis leh eraygaan ku idhi shala y hadii shaahid lo helay sheeda baala daymada markaan saaray shiishkii shaxda liigu dagay iyo kala shawray falagii hayna dhaafo shakiguye haka baxo shuushkuye jacaylada ma shirinaa kalgacayl shuraakaa xaflad shaamareeriyo arooos ma u shushubinaa
Queue is empty
-- / --