VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Singalnimo - Lyrics

haduu jaigii saxnaday haday nolshii samantay haduuu sal dhigay jacaylkii dhaararo sanbaa bilaabmo saakay duidii bildhaantay sanadkii farxada la galay nalkii rajada siraaday hadii samirkii lid dhalay haduu sahwigii dhamaaday caashaqina uu sii siyaday hadaan singale nimo ka baxay sidii soddonka u noley sidii awliya siraata sidii sagal gaar u taliya sidii culimadan u seexda hadaan habi ahay sidiina haduu sabankii wacnaaday haduu saaci is gaadhay haday guurki sugnaato haduu sahankii rumoobo hadaan saba khayrleh dagay haduu walhtigii i saaciday hadaan saxansaxo dareemay haduu sadrigii i dagay jana waatan sugaaye haday timi sajadaydii hadaan singale nimo ka baxay sidii soddonka u noley sidii awliya siraata sidii sagal gaar u taliya sidii culimadan u seexda hadaan habi ahay sidiina
Queue is empty
-- / --