VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayeel talo - Lyrics

marbaad seerma waydiyo waqal soo da'aayiyo wabiyada xareedii wacnaan lagu ajiibaa marna wahanka jiilaal abaar wiiqda noloshiyo wiirtaanyadeedii ragba weel u xidhanyahay uma baahnaa waydiin war dhafoorka muuqdee garashadu xil weeyee waayeel u noqo talo waagii dilaacaa wacdaraha aloosoo walwalkeeda dunidani waa niniyo waagii hadaad adigu wacantay waqtigu waafi kaa dhigay ha ku wiirsan waligaa ruuxii wakinaaya
Queue is empty
-- / --