Heesta Warkaygu - Lyrics
Warkaygu dalkiyo dibadda
Ubaxyoo dibaddaaa
Cishqigu waa dareen
Dareen dabiiciyoo
Dad baan sheegsheegin dookh
Dookhadayeeee heheheee
Heedhe Warkaygu dalkiyo dibadda
Ubaxyoo dibaddaaa
Haddaan dadi jiray
Dabeyl raacyeeeeee
Dunidu maqashay
Inaan damqadoo
Dartaa hablihii
u kala durugnee
Halaa daryeelin
Duugoowyeee
Dawada galkacaylku
Waa dadabkee
Diyaar noqo aynu
Wada duulneee
Da'daada adaa
Udoor roon
Mcn adaa udoon roon
Dabeecadda waa
Dulqaad badan tahoo
dadnimo waxaa tahay
Dun saafiyoo