VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuural cayna - Lyrics

anaa ku xigtaysta kowdhe adiga ku xurmeeya kowdhe xaqiiqna kujecel kowdhe mar walba ku xiiseeya kowdhe xumaan kuu qaadin kowdhe marna kaa xusho kowdhe xaasidka wada jirkeena hiifa xadhiga ujaraaaya kowdhe haween gabi hadaan xisaabsho qof iyo xayn xayn uqaadooo adaa keli xuural cayn ah noqday xilaa kufaanoo anaa ku xaqdhowra kowdhe kalgacal kugu xersha kowdhe xajiin kuu quurin kowdhe xagnaba kaa aadin kowdhe macaan kaa xanaaqin kowdhe kuu jecel xad dhaafnee kowdhe xaasidka wada jirkeena hiifa xadhiga ujaraaaya kowdhe haween gabi hadaan xisaabsho qof iyo xayn xayn uqaadooo adaa keli xuural cayn ah noqday xilaa kufaanoo
Queue is empty
-- / --