Heesta Allaa ileehee balaayooy - Lyrics
Heblaay heblaay
Gabadhii maad kaxayn
Ha loo geeyo mooye
Guurkaa na sugayee
Wax dhandaladka sheekada
Heedhe uga gonleeyahay
Jacaylkeenii go,ay
Waadigii gawracday waa
Kuwaa gobadii iga maqan
Waa gocashee ila arag
Waa gari balibaaye
Sideebaan u gudayaa
Buuraha hagee hoy
Sideebay u quutaan
Dhibiishaydu waa ujee
Maqribkii digaag
Inaa diido hobol iyo
Xerta guri barwaaqo
2×
Haday geyni kuu dhalay
Aniga way iga gorayeen
Haday geyni kuu dhalay
Aniga way iga gorayeen
Warka soo godlayntaba
I xusuuso gabadhyahay
Mise waa garaad dumar
Kaa guur jacaylkii
Sidiibaan u guur rabaa
Hurdo gama, la diidyoo
Gabalkiiyoo sidiibaan
Waagaba u gaadhyee
Maqaliguba samaan garo
Inaad gaydo dhaxamaha
Doodu sawta huurowdee
2×
Hadii aad gaadhid nolol wacan
Anu giriig ma siininee
Hadii aad gaadhid nolol wacan
Anu giriig ma siininee
Warka soo godlayntaba
I xusuuso gabadhyahay
Mise waa garaad dumar
Kaa guur jacaylkii
Sidiibaan gabaygiyo
Heeso ugu dhuuxnaa
Kama gayni nigli iyo
Qalab ugu garaacnaa
2×
Maqri gabayadaydii
Goobaada idankii
Ina goobe kuu raacdaa
2×
Hadii uu caashaq kaa go,ay
Aniga uu igu gigan yahee
Ku giliisa baadhiyo
Muxuu iisan gacalada
Mise waa garaad dumar
Kaa guur jacaylkii