VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Annigu ft Baxsan - Lyrics

anigu horayna uma guursan hadana guur dooni maayo hadaba guur hadaba guur maxaad ku diiday anigu guur waxan ku diiday ragoo idilna uga guuray gayaan baan jirin la qaataan gar iyo gardaraba udaayay hadaad guri yeelan waydo oo aad garna qaadan waydo ma guumees baad ka dooran ma raro geedi aan dagaynin ma furo guri aaan dhisnayn adoo guulaysan kara go'doon la iskama dhigee gabaadh yahay waxaan kuu hayaa inuu guursado nin jecel oo aan godad leen aqoon gafkuna ceeb layahay ma tahay gaari isku filan ma tahay inan garasho dheer gayaan ku wuu badan yahee geestaada ma guulaysataa guur lagu liibaanayaa kasoo go'ay afkaagee guntaadaan cidi ogaynoo hadhow taad gees ka bixi xumaan uun lama gartee samaa la is garab sadaa
Queue is empty
-- / --