Waan bukaanahay
waa bisteeyeeyoo
ba anaa kal gacalku
soow baxnaanadaadii
bishii qureheeyd sanad
kama badnaann
allahayoow cid ii bixi

Balag baa la Lulay
waa boqol kunoo meyl
halka layga baaqee
jacaylku iga baahee…2

Bari kale u dhoooftee..2

badnaharay sideeba
kula baadi doonaa..2

hadaan baalal leeyahay
barri. sooma duuleen
hadaan baaxad leeyahay
bada. soma jireen..2

soo bilic haldhaaley
barta ay ku nooshay
kuma waabariisteen
allahayow. cid ii bixi..2

Baholyohowga cashaqu
siduu ii bariisaday
baxaa dag moyee
hurdo kuma bariistee…2

Durjoogtiyo ugaadhiyo…2

baroordiiq shinbirahaa
igu soo bariidshee….2

hadaan baalal leeyahay
barri. sooma duuleen
hadaan baaxad leeyahay
badda. soma jireen..2

soo bilic haldhaaley
barta ay ku nooshay
kuma waabariisteen
allahayow. cid ii bixi..2

Exit mobile version