Dherer iyo laxaad iyo
Dhumuc buu nasiiyoo
Ilaahbay nadhameeyee
X2

Wax inaynu kudheef
Naa xoogaan laynogu
Dhiibee ilaah bayna
Dhameeyoo ka abaal
Ka dhacnee x2

Hool ku dhaqaaqa
Inaga dhimanee
Hool ku dhaqaaqa
Hool ku dhaqaaqa
X2

Dhedig iyo labood
Hool ku dhaqaaqa
Dhalinyariyo waayeel
Hool ku dhaqaaqa
X2

Nimaan dhididini
Mahelo dheefee
Dhididaay dhambala
Ciido ku dhuftaay ku
Dhuftaay X2

Dhool gubaa onkodoo
Dhan walba ka hilacoo
Wuu dhameeyay dhulk-
Eena X2

Wax inaynu kudheef
Naa xoogaan laynogu
Dhiibee ilaah bayna
Dhameeyoo ka abaal
Ka dhacnee x2

Dhedig iyo labood
Hool ku dhaqaaqa
Dhalinyariyo waayeel
Hool ku dhaqaaqa
X2

Nimaan dhididini
Mahelo dheefee
Dhididaay dhambala
Ciido ku dhuftaay ku
Dhuftaay X2

Exit mobile version