VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sowsow - Lyrics

Saw saw iguma beernaba
Saw uma balweeyaba

Saw wayga baydhee
Barbarkayga kuma wadin
Jacayl biri ma goysoo
Biyona kaama maydhaan

Saw Saw baahideedii
Bukaan halisa maan noqon

Saw kamaan bogsoonine
Kuma soo baraarugo
Jacayl biri ma goysoo
Biyona kaama maydhaan


Saw saw kuma baryootamo
Inuu boqorku igu simo

Saw beri horeetana
Ballana nooma kala socon
Jacayl biri ma goysoo
Biyona kaama maydhaan

lyrics by Mukhtar Aidarous
Queue is empty
-- / --