VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa ba beryey - Lyrics

Waa baa baryay Bilicsan arooryo Baxsan maalin Boqran X2 Allaa buruud leh Mahad badan leh Baaxad iyo xoog leh Bilicna inagaa leh X2 Kuwii bilaabee Dabkan baxaayaa Balalinaayaa waa Baayadooda X2 Kuwii ka bayree Bahdood kaleex- Dee boqonta goyay Waa baa'ba ooda X2 Badh badhaadhnay Gumaysi baa ba'a Badh badhaadhnay Qosol badnaanay X2 Bog iyo wadna oo Dhibtaan ka boganay Ku badh badhaadhnay X2 Waa baa baryay Bilicsan arooryo Baxsan maalin Boqran X2 Allaa buruud leh Mahad badan leh Baaxad iyo xoog leh Bilicna inagaa leh X2 Kuwii u baaqee Somali baahsan Balal ku beeree Waa baayahooda X2 Kuwii ka bayree Bahdood kaleex- Dee boqonta goyay Waa baa'ba ooda X2 Badh badhaadhnay Gumaysi baa ba'a Badh badhaadhnay Qosol badnaanay X2 Bog iyo wadna oo Dhibtaan ka boganay Ku badh badhaadhnay X2 Waa baa baryay Bilicsan arooryo Baxsan maalin Boqran X2 Allaa buruud leh Mahad badan leh Baaxad iyo xoog leh Bilicna inagaa leh X2 Kuwii bareeree Wad kaan la baajin Ka baqan waayay Waa baayahooda X2 Kuwii ka bayree Bahdood kaleex- Dee boqonta goyay Waa baa'ba ooda X2 Badh badhaadhnay Gumaysi baa ba'a Badh badhaadhnay Qosol badneenay X2 Bog iyo wadna oo Dhibtaan ka boganay Ku badh badhaadhnay X2 Waa baa baryay Bilicsan arooryo Baxsan maalin Boqran X2 Allaa buruud leh Mahad badan leh Baaxad iyo xoog leh Bilicna inagaa leh X2
Queue is empty
-- / --