wakhti aan dhawaystaa
igu dhaga adkaadoo
hawl iyo dhi baataa
dhiididka iga shubayee

waan dheelala laabaa
oon dhaxanta duuraa
allahayoow dhabada cagta saaraa

dhashayoo aduunyadan
kama helen dharaar qudha
allahayow waxan dherarsanayee

iidhamee allahayoow
adi kuguma dheeree

dhudhun iyo laaxaad iyo
dhaayaha anoo qaboo
waxba iidhinanynban
talo dhaadi waayee

Exit mobile version