VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

kaluuniyo shinbaro garabsatee sida aar la ganay gurxantee anoon kuu garaabayn gadhka ha i qabanin guur wacan ALLAHAYAW gaduu rabo ALLAHAYOW gaadhi maysid waxa kula gudboon inaad ka gaabsataayoo nafta samir u galisaaye guul ooman xero soo gashe galafiyo hal gudhan godoshe go'dontoo kalgacal gooni kuu xidhayee
Queue is empty
-- / --