VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aamina - Lyrics

yartaan aawadeed u oomanaa axdaan wada marnoo may oofinine nabsi ooyayaan ku albaabayaa ayaan kaloo aamina indhahayga ooyaayoo yartii aynigeed u ayaan samayd eryada kalgacal tuuran jirtee ubixii janada ifka ugu jeclaa ayaan kaloo aaminaa indhahyga ooyayoo
Queue is empty
-- / --