VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabkey hurisaa madamo - Lyrics

Inkastooy dahab u egtahay Jeegaanka dusheeda iyo Daruuraha laguma tiriyo Haddaan dookh kula gelin Ama aan dugsi kugu dul furin Dabkeey hurisaa madamee Haddaad daristaan kadurug Dadyahoow bal amuurtaan daya Dhagaxa dibka aan la qaban Darba adag furaa jiree Doqonii waxba kuuma taqaan Haddii daad kula hardiday Ama uu dar kugu sigo Daniyo heello kaama galo Waxaan daaf kaaga marin Sidaan difnahaaga daa Ayuu duleedkaaga yaal Dabaylaha lala ciyaar Haddaan dookh ku xuli karin Ama aan dabsi kugu dulfurin Dabkeey hurisaa ma damee Haddaad deristiin ka durug Dadyahoow bal abuurtaan daya Dhagaxa didibka qaadan raba Durba aadan furan jiree Doqonii waxba kuuma taqaan
Queue is empty
-- / --