VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaliil laay - Lyrics

Dhererkiyo horjoogiyo Dhuubnida jirkaagiyo Dhexda taaka qabadkaa Dhankastoon ku eeegaba Waxaad tahay dhaliil la'aan Qurux loo dhammeeyoo Dhaayahaad uroontahoo Adna ha iga dheeraan Dhab ahaan labadenna Dhunkashada dhacyadaa Ma isku siinnaayoo Kuma dhaafi karaayoo Ila dhadhami caashaqa Caaashaqaan idhaawacay Xididaduu udhaadhacay Ha igu dhaafin halistee Lubigaad ku dheertahee Gacantaada ii dhiib Qurux loo dhammeeyoo Dhaayahaad uroontahoo Adna ha iga dheeraan Dhab ahaan labadenna Dhunkashada dhacyadaa Ma isku siinnaayoo Kuma dhaafi karaayoo Ila dhadhami caashaqa
Queue is empty
-- / --