VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookha - Lyrics

lubigayga dareenkayga lurayee wadnahayga lingaxay ku higaagay lakiyoo hibatooga dooqa ku lifaaqay qalbigaygiyo laabta kulankii labadeena laxawgii igu beermay axdigaa labanlaabay dharaar iyo laylna macaan ladi waaya dharaar iyo laylna oo la ladi waaya laba dookhu is raacshay jacaylkoodu ma laalmo calafloo ha ku yaala cunahaan lala seegin laba dookhu is raacshay jacaylkoodu ma laalmo kali keen kalgacaylnaa waa lilaahi oo daacad runta oon laga leexan laxawgii igu beermay axdigaa labanlaabay dharaar iyo laylna macaan ladi waaya dharaar iyo laylna oo la ladi waaya
Queue is empty
-- / --