VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumarkoo idil - Lyrics

Dumarkoo idil taan kadooranayee Darteed uga haray dantaydiiyee Deegaanka xamaroo Dambili dhigatiyo Doonisteedaan ku daalaaye Dawadii qalpigaay Ku dooondoonee Darkiyo ha iga tuuurin Daaqadahee Dayaxa sare wa la doodaayooo Daruurta cirkaan la daris ahayoo Deegaanka xamaroo Dambiili dhigatiyo Doonisteedaan ku daalee Dawadii qalpigaay ku doondoonee Darkiyo ha iga tuurin daaqadahee
Queue is empty
-- / --