Laba kuba fooftay
Ineey caawa soo hooyatee

Araggaagu hiddiiyoo
Ma midaan ka gurin baa
Hoobaan bislaatiyo
Cir xareedu halabtee
Ma hilaacii baribaa

Hayeee haa
Halbowlahaygaay
Hayee hayee halbowlihiisaay

Ku abaar goortii roob anbaday goor habeenimoo anbaday roob habeenimo

Hiddaheena humashadu
Ma hoos iigu sheegtaa
Hadhuub laba wadaagtaan
Hanba kalama sugatee
Meelay taallo hoobaanta

Hayee hayee halbowlahaygaay
Hayee hayee halbawlihiiisaay

Exit mobile version