dhankaaga wanaagsan
marka aad i horjoogtid
sida heega daruura
oo kaliishi hilaacay
ayaan kuu handabaayo
aawadaa u haraaday

hawlbaa i badoo habaabay
oo habaabayee hilow

waxaan aan hanti leeyahay
adna kaa hakan maaye
haweeno dhan aday
adiga iigu horeeyay
waa inaan ku helaayo
cidna ha igu halayn

hawlbaa i badoo habaabay
oo habaabayee hilow

dhankaaga wanaagsan
marka aad i horjoogtid
sida eega daruura
oo kaliishi hilaacay
ayaan kuu handabaayo
aawadaa u haraaday

Exit mobile version