VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

xili walbaa ku xasuustaa adiga kula rabaa huunoy hurdada ma haleelo habenki adaa i hor jooga had walbe haraadbaa kuu qabaa hani sideen kugu helaa xabiibii hadii uu jacayl xushmad leeyay adaa ugu horeeya hablaha hobolow heeliyaaloy heele xabiibii hoygii jacaylkeenaan had iyo goor soo xasuusta hadimadiisii caashaqa horumarkiisu badanaa xaragada iyo xishoodkaaga mid kula haybada lama helaye hufaneey dumar haybad wacaneey habsami qurux loo hibeeyee xalaalbaa lagugu dhalayoo ninkii ku helaa ma hoogaye
Queue is empty
-- / --