VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

mabsuud qalbigaygu miduu ku yahay muuqiyo aragaaga ileen ma huree adoo iga maqanoo i oog baan anigu maansada muhasho curiyaa makhluuqa intaan marqaati gashaa heelada magacaaga muunaay ku xusaa markaad erayada macaan i dhahdaa murtida dhabkaa manaam ku tirshaa markaan milicsado xusuus maankaa kunaad mudan tahay hawada mariyaa muunaay mudan tahay hawada mariyaa muuuuunaaaaaaaay markay ku dhugtaan indhuhu maxabay mugaabinayaan mugooda lahoo midabka luulka ah markaan dheehdaa farxada muhimka ah anigu mullkiyaa qiyaas male midnaba maaho maskaxda xubigaagu muduu ku nagaan markaad erayada macaan i dhahdaa murtida dahabka manaam ku tirshaa kolkaan milicsado xusuusta maankaa kunaad mudan tahay hawada mariyaa muunaay mudan tahay hawada mariyaaa muuuuunaaaaaaay
Queue is empty
-- / --