VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safka - Lyrics

Subaxdaaan isbaraniyo Saacaddaan kulannaa Sadrigiyo laabtaad Sahal aad ku deeqdoo Samri waayay awgaa Sidayaasha dhiiggiyo Sanbabkiyo halbowlaha Xididada salkoodiyo Seedahayga oo idil Adiga ku saaqeee Safka aynigaagiyo Kaasoocday dumarkee Horay iigusoo soco Adigaan kusugayaa Samir iyo dulqaadbaa Saad laga dhigtaaye Arin siduu ahaadaba Adigoon saluugin Nafta ma isa siinnaa Saadirkii ku uumaa Layla sammaada Sifa gaara oo wacan Hibo kuugu siiyoo Saxar kaa ilaashee Safka aynigaagiyo Kaasoocday dumarkee Horay iigusoo soco Adigaan kusugayaa
Queue is empty
-- / --