VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta waa mid loo dhameeyoo - Lyrics

igu dheere inan yahay waan kaa dhur sugayee dhuuniga udiidoo hurdo uga dhaqaaqee dheeheedan midab kaleh waa mid loo dhameeyoo maba kala maba kala dhantalee anba kugu dha dhabayoo labada isu dhigantaa mid haduu dhantaal mana dhismo uma hagaagee anba dhuubtay owgaa habeenadan dhibaatee dhayal saday jaceelkoo inta uu dhan iiriday ma dhex galay wadnaha oo mala dhuubtay owgaa mala dhuubtay owgaa anba dhamac kal gacal baa inta aan la dholan dholay idhalaalinaysoo dhexdu ila yaraate hurdo kugu dha dhabayoo riya kugula dheelee dhalad xuural ceenay dhanaad qabatay waayee markaad soo dhawaataa dhulku wada iftiimaa maba kala maba kala dhantalee labo kala dhismaynoo waxaan nahay dharaar qura hadii ay is dhaafaan isu dheelinaysee anba dhuubtay owgaa habeenadan dhibaatee dhayal saday jaceelkoo inta uu dhan iiriday ma dhex galay wadnaha oo mala dhuubtay owgaa mala dhuubtay owgaa anba dhamac kal gacal baa inta aan la dholan dholay idhalaalinaysoo dhexdu ila yaraate
Queue is empty
-- / --