VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheehasho - Lyrics

inanyahay dharaarahan dhuuniga ma quutoo saqda dhexe lalabayee waanigan dhadhabayee ma xasuusto dhimashiyo dhaawaciyo dhaawaciyo boogaha dhibtanaad i galisee xubnahaagan kala dhigan dhoolahaaga wacadka le bishimahaagan sidii dhuguc dhiigoodu muuqdee aad moodid dhoodaal yaa i dhaabay anigee markii aan ku dheehaa cishqi igu dhamaadaa ana waad i dhaaftaa inanyahay dharaarahan dhaqdhaqaaqa xoogiyo dhiigii wadnaha waday dhiihanbaad u yeeshee siduu caashaqu ii dilay waan dhago nuglaadoo dhako faaray aniguye
Queue is empty
-- / --