VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil - Lyrics

hadaad ugub nasiib liyo tahay gabadh ayaan badan arla wada barwaaqaa erey dhabanka geeluba soo rooley galabtii lo daa aarankeediyo irmaankuna barqanayaa adhiguna markaa dhalay xeryo wada udgoon badan aqal laba daryaalaa uur laguugu ilaaxiyo idileey ma jeceshahay ala sidaa ala sidsaaa ala sidaa majeceshahay asaaskii horeetiyo hawadaa daruur xidhan ama dhala horaataa afa tirata doogaa isir badsigeenee rati wada aleelalee amba subaga lagu wada shubo xeryihii wada afsaara xeryo wada udgoon badan aqal laba daryaalaa uur laguugu ilaaxiyo idileey ma jeceshahay ala sidaa ala sidsaaa ala sidaa majeceshahay xeryo wada udgoon badan aqal laba daryaalaa uur laguugu ilaaxiyo idileey ma jeceshahay ala sidaa ala sidsaaa ala sidaa majeceshahay
Queue is empty
-- / --