muxibo muuna baarshe
muusinkeed waa la moodaye
muslinkaa marmaaya maayee
laga maarmi maarinaa
muuqeeda waadahee
laba miiraale noqdaa
waa lay nogaasadaa
laba miiraale noqdaa
waa lay nogaasadaa
murti ninkii usooo murte
miiree wada muuqdee
midan maa maali aduun
maka soo masuugine
laba miiraale noqda
waa layga maadsadaa
laba miiraale noqdaa
waa layga maadsadaa

Exit mobile version