VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adno - Lyrics

xalaal dhalad xubno qoran xishxishoota xulkii dumar xuurancayn xanxantoor leh ayaan xisho kuna xigtay xushxushmaynta xilxilqaadka xerinteeda xikta soorka xurxurmaynta xaafidkeeda xayo dhowrka ayaa xiiso igu beertay si xad dhaafa adna xubi xilo jano xabxabiibi xiskigaan ku xardhay xaxayaati xaawelay ka xushee xaqiiqso xubi sidan iyo xero xalhobeenta nasab xulan xakastaba ayaa xalxariiran ayaa xushay xiskigana xorxoraysa xalxaalan laabta xaadhan xasiloonka xaawaleyda ka xijaaban xanxantooda xilka dhowrsan wana ruuxaba xabxabiibaay adna xubi xilo jano xabxabiibi xiskigaan ku xardhay xaxayaati xaawelay ka xushee xaqiiqso
Queue is empty
-- / --