sidii dhulkeenoo
diraacdu hayso
ama dhul duuglaad
qalbiga deeqdee
dareenka caashaqu
anuu dubayaa
dahab la moodyeey
dumar filkaagii
adaa u door roon
hablaha dagaanka
indhuhu daymada
miyay ka daalaan
hadaanan daawan
hurdo ma doonaan
ALLA ha daayee
dookhayga weeyaan