VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhag dhag - Lyrics

waa dhamays waa dhalad u dhabeel uguboo waa dhiman waa dhiibsan waa dhowrsan dumarow dhanbaqali ku yeelyeli dhibdhibid iyo dhagdhagad dhamaantood ma lehe dhiirarnaan oo dhexda xidh dhacdhaca ka fudud mid dhisan oo dhowrsan weeyi dhag dhag weeyi dhankastoon ka eegaba dhag weeyi dhararkeeda dheelitiran dhag weeyi dhaldhalaalka muuqa dhag weeyi dhag yiri dhag weeyi waa dhuuban waa dhex yar waa qurxoon dherer loo waa dhal gob waa dhaashan waa horoomo dhaadigoo dhaldhalaal iyo dheeha muuqa dhaah maaha shidane dhadhagia iyo dhurdhurid dhamaantood ma lehe dhaldhaliil iyo dhusdhusid dhifdhifaa ka dheer mid dhisan dhigeedna dhaafsan weeyi
Queue is empty
-- / --