VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dhalinta maanta - Lyrics

dhalinyarada soomaliyed dhisa qaranka oo dhab u fiirsha haaha dheldhel ha moodnia calankiina dhowrtaan dhulkeena waa dahab lagu dheefsadaaye qaboow loo dhintaa iyo dhamac male kulayle hadaan ahay dhalintii maanta waan dhaaranayaa dhaqan galinta nabadoo dharaariyo habeenba waan dhiirinaaya dhalinyarada soomaliyed dhirta beera oo dhanaan iyo macaan dhaqaalaha dalkeeniyo dheeman iyo luul ku dhaafsanaaye dhalinteenu waa ubax lagu dhaadanaaye dhoobiyo meel kale kuma dhiito waligay hadaan ahay dhalintii maanta waan dhaaranayaa dhaqan galinta nabadoo dharaariyo habeenba waan dhiirinaaya
Queue is empty
-- / --