VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dhoof - Lyrics

dheemanta quruxdeeda galabiyo wadnaheega dhamaan waxyeheega rabibaa u dhamaystiraye here dhugashadaada dhaayuhu ku toosa waa dhabo jacaylkaa naqdhigay qalbigaa waa dhaxal dareen sida adigoo numeer jiran oo dhab ku maqan dadka kaa dhawaystaa dhaqankiyo hidaheena dhoolay kugu raace dhiigiyo wadnahayga xarun dhexaad ku leedahee dhaqashada ku wacantahoo waxa dhamaysee axdi meel ma dhigana oo wacad ma dhiganaa waa dacaal dareen sida adigoo dhul dheer jiran oo dhab ku maqan dadka kaa dhawaystaa
Queue is empty
-- / --