VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gunnimo jaceyl - Lyrics

garashadu waa dahab iyo go'aan raganimo haduu gu'yaal dhaqankii gudhay gartiinii hore loo golay ana waa goortaydii waxan guule ii qoran gabadh loo riyoodiyo haduu calafkii guray galad helay lbintan rabay samirbaan go'aansanaya dadaw gurmadkii haa haa gardaradu waa ceeb waa gunimo jacayl hadaan garanba waayoo gabadh dhaqankii loo helay gedigood ehelkuba sida gobiyo caadkeed loo geed fadhiistay galad EEBE weeyee waxaan GUULE kuu qorin orod laguma gaadhee ha u culanin gaawaha geesiga hadalkiyo ma gabado waligii gumuciyo colaadiyo gurmadkiisu waa hodan gabi maayo hawshii gacaltooyo walaalnimo gole wada dhanbaa gar naqsada waligood markaan gorfaynay hesha golaha keenaa gabdho kale lama waayine gari naqbay taqaan
Queue is empty
-- / --