VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha soomaaliyeed - Lyrics

habalaha banaadir hablaha jigjiga hablaha galmudug hablaha gaarisa hablaha hargeysa hablaha jabuuti gabdhaha soomaaliyeed gob iyo waa nasab qurxooon aduunyada gabi ahaan kuweenaa garaado wacan gabdhaaha soomaaliyee gaf iyo xumaato uma laha martida way gogol dhigaano gacalkana way soo dhaweeyaan asluubtaa waa ugaar wanaag waalagu gartaayo xishoodka gooni uyahay dhaqan iyo hidaha gaamura gacalo hooyo iyo aaboba guulow sharaftooda dhowr gabdhaha soomaaliyeed gacalnimo ahaa ubax aduunyada gees ka gees lama gaadhi karo gabdhaha somaliye gargaar wiilkii bida ma galo gurbiyo ciil ma gaariyaa haween anigu waan guursan doonaaye wanag waa lagu gartaayo xishood ku gooni uyahay dhaqanaka iyo hidaha gaamuira gacalo hooyo iyo aabo guulow sharaftowda dhowr
Queue is empty
-- / --