VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Humaag - Lyrics

inanta quruxdiyo hubqaadka socod hibada sharaftiyo hogaanka wacan humaagbaa ii hilaacoo qudhayda hamuunka baday runtii waan haybiyaayoo halkeebaan u raadiyaa hadaan heli lahaa oo aan heli lahaa sdii hooyadeedban wanaag badanbaan anigu hoy wacan u taagi lahaa inanta hadalkiyo amaanta haboon u huray dadaal hadmaad ii iman hadii ruux jacayl haleelo hantaaqiyo ciil xun bado dhabtii waa hawl aduunye sideebaa lagu hubin karaa
Queue is empty
-- / --